﻿Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh).
Waana Sayid (deeqtoon).
"Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin."
Wax la mid ahna ma jiro.
